Riyo waa musalsal aad u xiiso badan oo aad ka daawan kartid qeylonet.com. Musalsalkaan oo xambaarsan sheeko jaceyl, farxad iyo murugo. Welibana aad uxiisa badan waxaad goordhow ka daawan doontaa qeylo.net maalmaha Sabtiga, Axada, Isniinta, Talaadada iyo Arbacada.

Riyo (Nasiibki Ifayo)
Genre:
Director: Çağrı Bayrak, Tarık Erkan
Actors: Alara Bozbey, Alihan Türkdemir, Ayumi Takano, Balamir Emren, Berk Yaygın, Can Yaman, Cüneyt Şen, Hakan Kurtas, Ilayda Akdoğan, Irmak Ünal, Mert Yavuzcan, Murat Cen, Necip Memili, Ozge Gurel, Özlem Türay, Öznur Serçeler, Türkü Turan, Yeşim Gül, Yeşim Kalkan
Studio: Yagmur Ünal
Keywords:musalsal
Ceeblo abddulle
at 1:14 pm
Asc
Aaliya
at 3:10 am
Qeylo musalsalka riyo am nasiibki ifayo wx ka maqnaa labo xalqo 129iyo130 marka xagee ka helynaa wn ka weyee website qeylo
Yasmin
at 6:56 pm
Why this not working
deeqo
at 7:33 am
waaw cadi maahan
Xuseen Maxamed
at 2:24 am
Asc
bugle
at 4:02 pm
asc asxbt
israa xasan
at 6:55 am
israaxasan
Suhuur
at 4:45 pm
Waa Musalsal fiican
amaal
at 6:41 am
maxaa kudhacey musaselka riyo mawa shidmaayo waaxaan idinka codsanaya in aad inosodeysaan hadii aay lacagtahy nah isosheega qabka aan ku bixinaayo
Khushi
at 6:31 pm
What happen to the RIYO musalsal ????
Qadro Hussein Haji
at 3:51 pm
nhbjkjlk
aasha
at 9:14 am
sidee u helaa xalqadaha maqan
Luulabdi
at 3:36 pm
Hi
Khadra Adem Abdi
at 7:04 am
Filmkii riyo maxa ku dhacay