Si aad ula socoto aflaamta cusub ee Qeylo, cidsigaagana aad ku so gudbiso fadlan ku soo biir channelkeena Telegramka @mysomali
Hadii uu videoga kuu shidmi waayo fadlan isku dey in aad bedesho qualitiga
4.12
1 Star2 Stars3 Stars4 Stars5 Stars (17 votes, average: 4.12 out of 5)
Loading...

Midnimo Jaceyl

Genre:

Midnimo Jaceyl  waa musalsal aad u xiiso badan oo aad ka daawan kartid qeylonet.com. Musalsalkaan oo xambaarsan sheeko jaceyl, farxad iyo murugo. Welibana aad uxiisa badan waxaad goordhow asagoo dhameystiran ka daawan kartaa qeylo.net

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

51 Comments

Tanya mohamed

at 6:49 am

Can you plz add more episode plzzzzzz

Marwa

at 8:02 pm

Musasalka midnimo jaceyl

Nalka

at 6:07 pm

Fadlan jacaylki kirada noosoo galiya idinkoo mahdsan please

Zalma

at 4:24 pm

Neiw maxd ka yar yaraynysaan noo soo wadada yah neiw yaaadeh waad lagu hungurinysaneh in bdn ayan sugayey dhanka iyo filmska Turkey ah layma daareh plz soo dhamystirah kadipnah nooso dhigah de 🤨🤗😌

Aisha

at 11:50 pm

Xilimad so galini dontan qabta 168?? Lakin waxa kugoran inad sogalisan 190 halqadod. Sababna??

Deego Abdi

at 12:11 pm

Midimo jaceyl 161
qoor me la so deynaya????

Samaira

at 11:17 am

Wllyalow musalsalkan inbadan ba kadhiman mad noso dhamaystirtam

AWO HASSAN

at 5:23 pm

Wooooooow beautifull

Khadar

at 4:59 am

Maxaa idinku dhacay meesho bilood idin sugaayaa
Goormaa lasoo dhameed tiraayaa qeyba 161 please

Naiima

at 1:13 am

Wll plz noso galiya ????

Naiima

at 1:13 am

Wll plz noso galiya ????

Maryan maxamed

at 4:11 pm

Musalsal kaan waan kaheley❣

Maxamed qadar

at 4:09 pm

GoormA lasoo dhamees tiraa

Hamse

at 3:32 pm

Filinka gorma la soo dhamaystirayaa

Najma

at 7:53 am

wll mcn grn mayo wxa ku dhcy lkn madawan karyo
mxn smya

Najma

at 7:51 am

wll mcn grn mayo waxa ku dhcy lkn ima sheeqynyo
mxn smya

Bahja

at 11:58 am

hi

Najma

at 11:44 am

Wllo aad iyo aad ayd u mhdsn tihin. Wlhi halkan Australia ayn idinka dawada. Thank you

Hadiya farah

at 5:40 am

Seedai baa qualities loo badala

Salma

at 8:51 pm

Musalsalkaan goorma ayaa dhacdo cusub soo socota

farhiya qurux

at 12:20 pm

Waxan idinka codsanayna inad nosogelisan DHAQTARKII MUCJISADA oo dhameytiran wll ????????????

    farhiya qurux

    at 12:23 pm

    Waxan idinka codsanayna inad nosogelisan DHAQTARKII MUCJISADA oo dhameytiran wll

    farhiya qurux

    at 12:22 pm

    Waxan idinka codsanayna inad nosogelisan DHAQTARKII MUCJISADA oo dhameytiran wll????????????????

Nano

at 5:20 am

Asc wllo filmka iima shaqaynayo maxaan sameeyaa si aan u fiirsado.

Sabirin

at 9:59 am

I like it

Fatouma

at 9:13 pm

Hunoyal Maxa idinku dhagay away qayibti 161 ee musalsal kaa Midnimo Jaceyl iyo qaaybahi kale? Nooso daaya please

hassan

at 11:56 pm

belo

hassan

at 11:56 pm

Belo filin fiican

yurub

at 7:52 am

hey

Mq

at 1:49 pm

Qeybta 61 goor mee lasoo galinaa

Share vaali

at 7:44 am

Midnimo jaceyl maad joojiseen ?

Sxbayal markan dhax galnay hanugu kala goynina bilaa caleyk. 161?

Ayana

at 7:58 pm

Noso dhamestira plc

Nassir Cade

at 2:15 am

Asc asxabta Midnimo jacel please no sodaaya????

Hamda

at 1:55 pm

Thankz wll

ilhaan mohamud ahmed

at 11:47 am

yessssss aad iyo aad ayaad umahadsantihiin ???? noo soo wada ????????

Abdishakuur

at 5:54 am

Please midnimo jaceyl 161 please

Abdishakuur

at 1:21 pm

Please gepta 161 please

Maxamed cabdi

at 6:50 pm

Qaylo net waxaad tihiin rag shaqo diyaar uah cimaamadiina waa iska tuuray keep going walaalayaal

Hamdi

at 11:20 pm

Thanks ????❤️

Hamda

at 5:01 pm

Thanks wll

Ikran’a

at 11:05 am

Muzalzalkaan weli lama sogelin miyaa