Hadii uu videoga kuu shidmi waayo fadlan isku dey in aad bedesho qualitiga
0
1 Star2 Stars3 Stars4 Stars5 Stars (No Ratings Yet)
Loading...

Jaceykaga Nagu Weyn

Genre:

Jaceykaga Nagu Weyn waa musalsal aad u xiiso badan oo aad ka daawan kartid qeylonet.com. Musalsalkaan oo xambaarsan sheeko jaceyl, farxad iyo murugo. Welibana aad uxiisa badan waxaad goordhow asagoo dhameystiran ka daawan kartaa qeylo.net

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

17 Comments

Naima

at 11:55 pm

Sidee lo badala qualatiga isheeg adigo raliah

Nassir

at 9:56 am

10min ayaa sogey liva wax isbdal ku ma arko

    wajuujis

    at 12:32 pm

    Xalqadee waaye taas. Ii sheeg hal xalqo oo live ah aan kaa check gareeyee

Nejma Hodan

at 7:04 am

Wll musalsal kaan qaybaha an shaqeynayn wuxu leyahay waa live marka plz cadi ka dhiga

    wajuujis

    at 8:24 am

    Haddii aad arakto LIVE cilad maahan ee video ayaa automatic isku saxaayo so sug ilaa 5 daqiiqo kadib caadi ayaad u daawan kartaa. Mahadsanid

Xaawo

at 9:30 pm

Walal nasoo kili video adoo sameyneysid waa codsi

Aisha Khaliif

at 1:02 pm

Walalyalow musalsalka jeceyl qurjo tagey noso daaya hadad heli kartaan

MHD

at 3:23 pm

8 iyo 16 17 mashaqanayo
ciladaas aya arkay sidaas lasocda

    wajuujis

    at 6:40 am

    ok hadda waa daawan kartaa. haddii video uu kuu shaqeyn waayo bedel qualitiga ko ama hoos u celi

Muntazaziiz

at 2:29 pm

Wlaalayalow mashaqeynaayo musalsalka jacrylkagaa nagu Weyn

    wajuujis

    at 6:40 am

    haddii video uu kuu shaqeyn waayo bedel qualitiga ko ama hoos u celi

Naima

at 10:33 pm

Musalsalkan maxaa ka qaldan xaqada kowad Bas ayaa la ga firsankaraa

    wajuujis

    at 6:48 am

    haddii video uu kuu shaqeyn waayo bedel qualitiga ko ama hoos u celi

      Xaawo

      at 7:31 am

      Sidee quality u badala noo sheka wallo wxn ma shaqeynayo

        maxamed

        at 3:14 pm

        Sidee quality u badala noo sheka wallo wxn ma shaqeynayo

          wajuujis

          at 7:55 pm

          Videoga shid, markuu shidmo pause sii ama markuu wareeganaayo fiiri qeybta hoose ee control bar-ka videoga ama meesha laga weyneynaayo Waxaa ku yaaalo icon yar oo wareeg ah, ku dhufo ka dib waxaad arkeysaa 720 ama 360, labadda haddii mid kuu shaqeyn waayo mid ka kale tijaabi, waa qasab mid ayuu qadkaada ku shaqeyn karaa.