Gef Jaceyl waa musalsal aad u xiiso badan oo aad ka daawan kartid qeylonet.com. Musalsalkaan oo xambaarsan sheeko jaceyl, farxad iyo murugo. Welibana aad uxiisa badan waxaad goordhow ka daawan doontaa qeylo.net maalmaha Isniinta, Talaadada iyo Arbacada, Khamiista iyo Jimcaha
Comments
Leave a Reply to ziman Cancel reply
This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.
18 Comments
Piya Rangrez (Dhamaad)
Piya Rangrezz waa musalsal aad u xiiso badan oo aad ka daawan kartid qeylonet.com. Musalsalkaan oo xambaarsan sheeko jaceyl, farxad iyo murugo. Welibana aad uxiisa badan waxaad goordhow ka daawan...
Aas Aaska Nolosha
Aas Aaska Nolosha Waa Musalsal Cusub Oo QeyloNET Media Ugu Talo Gashay Macaamiisheeda Ku Xeran, Waa Musalsal Aad U Macaan Qiso, Sheeko, Murugo Iyo Jaceyl Leh. Waxaad Ka Daawan Kartaa QeyloNET...
Sunta (Dhamaad)
Sunta waa musalsal aad u xiiso badan oo aad ka daawan kartid qeylonet.com. Musalsalkaan oo xambaarsan sheeko jaceyl, farxad iyo murugo. Welibana aad uxiisa badan waxaad goordhow asagoo dhameystiran ka...
Jaceykaga Nagu Weyn (Dhamaad)
Jaceykaga Nagu Weyn waa musalsal aad u xiiso badan oo aad ka daawan kartid qeylonet.com. Musalsalkaan oo xambaarsan sheeko jaceyl, farxad iyo murugo. Welibana aad uxiisa badan waxaad goordhow asagoo...
Afar Xaasle
h6 4X-Xalqada 30 4X-Xalqada 29 4X-Xalqada 28 4X-Xalqada 27 4X-Xalqada 26 4X-Xalqada 25 4X-Xalqada 24 4X-Xalqada 23 4X-Xalqada 22 4X-Xalqada 21 4X-Xalqada 20 4X-Xalqada 19
Samaira
at 7:22 am
Qeylo net musasalka midnimo jacayl in badan bakamaqan noso dhamaystira pls
wajuujis
at 10:10 am
Waan soo wadnaa wll
Hani abdi
at 9:05 pm
Asc asxby flimanta musalsalada kuwa hindi cusub sogaliya blz wn wada dawanay filimadan thanks alla
Filsan
at 6:36 pm
qeylo net waxa idinka codsana musasalk gef iyo ganacsi jacel ino so daya plz
Huda daahir
at 11:47 am
Asc
Nacimo mohamad
at 7:57 pm
Waaw nice
Ca
adi maha
Sacdiyo
at 3:20 pm
Mahadsaniid qaylo.net sidaa luuqada hooyo noogu soo turjunteen
Naima H Haji
at 4:21 am
Thank
Mariam
at 5:38 pm
ASC maha heley musalsalda piya iyo gaf jacel fadlaan inigo raliya so sidaya web side. Ma dhames tinaa
wajuujis
at 12:29 pm
waan soo dhameytireynaa
Farma
at 6:33 pm
Wll musalsalka 4 xaasle mashaqeenaayo fadlan soo habeey gal daawo ayuu ku dhahaa mana shaqenaayo
Xamdi
at 12:19 pm
Malmahaan maxaa ku dhacay musalsalkiii
wajuujis
at 12:30 pm
How ayaa kasocotey laakiin hadda waad soo dhameytireynaa
Nuura
at 5:19 am
Thx
Xuseen
at 2:29 am
Musalsalada aad iyo aad ayaan ugu helo mahadsanidiin qeylo.net lkn sideen u daawadaa i fahamsiiya waa daawan la ahaye
ziman
at 12:31 am
musalsalka qalbi noo soo daya pls
Nimcooni
at 6:27 pm
Musalsalka qalbi no sodaay adinkoo mhdsn