Gef Jaceyl waa musalsal aad u xiiso badan oo aad ka daawan kartid qeylonet.com. Musalsalkaan oo xambaarsan sheeko jaceyl, farxad iyo murugo. Welibana aad uxiisa badan waxaad goordhow ka daawan doontaa qeylo.net maalmaha Isniinta, Talaadada iyo Arbacada, Khamiista iyo Jimcaha
Comments
Leave a Reply to Naima H Haji Cancel reply
This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.
18 Comments
Jaceyl Internet
h6 JI-Xalqada 155 Dhamaad JI-Xalqada 154 JI-Xalqada 153 JI-Xalqada 152 JI-Xalqada 151 JI-Xalqada 150 JI-Xalqada 149 JI-Xalqada 148 JI-Xalqada 147 JI-Xalqada 146 JI-Xalqada 145 JI-Xalqada 144
Da’ & Dooq Jaceyl
Da' iyo Dooq Jaceyl waa musalsal aad u xiiso badan oo aad ka daawan kartid qeylonet.com. Musalsalkaan oo xambaarsan sheeko jaceyl, farxad iyo murugo. Welibana aad uxiisa badan waxaad goordhow...
Yarka Qaldan
Yarka Qaldan Waa Musalsal Cusub Oo QeyloNET Media Ugu Talo Gashay Macaamiisheeda Ku Xeran, Waa Musalsal Aad U Macaan Qiso, Sheeko, Murugo Iyo Jaceyl Leh. Waxaad Ka Daawan Kartaa QeyloNET...
Farxadii Qalbiga
Farxadii Qaliga waa Musalsal Cusub Oo QeyloNET Media Ugu Talo Gashay Macaamiisheeda Ku Xeran, Waa Musalsal Aad U Macaan Qiso, Sheeko, Murugo Iyo Jaceyl Leh. Waxaad Ka Daawan Kartaa QeyloNET...
Qabaan
h6 Q-Xalqada 160-Dhamaad Q-Xalqada 159 Q-Xalqada 158 Q-Xalqada 157 Q-Xalqada 156 Q-Xalqada 155 Q-Xalqada 154 Q-Xalqada 153 Q-Xalqada 152 Q-Xalqada 151 Q-Xalqada 150 Q-Xalqada 149
Qiyaano Dhameystiran (Dhamaad)
Qiyaano Dhameytiran waa musalsal aad u xiiso badan oo aad ka daawan kartid qeylonet.com. Musalsalkaan oo xambaarsan sheeko jaceyl, farxad iyo murugo. Welibana aad uxiisa badan waxaad goordhow ka daawan...
Samaira
at 7:22 am
Qeylo net musasalka midnimo jacayl in badan bakamaqan noso dhamaystira pls
wajuujis
at 10:10 am
Waan soo wadnaa wll
Hani abdi
at 9:05 pm
Asc asxby flimanta musalsalada kuwa hindi cusub sogaliya blz wn wada dawanay filimadan thanks alla
Filsan
at 6:36 pm
qeylo net waxa idinka codsana musasalk gef iyo ganacsi jacel ino so daya plz
Huda daahir
at 11:47 am
Asc
Nacimo mohamad
at 7:57 pm
Waaw nice
Ca
adi maha
Sacdiyo
at 3:20 pm
Mahadsaniid qaylo.net sidaa luuqada hooyo noogu soo turjunteen
Naima H Haji
at 4:21 am
Thank
Mariam
at 5:38 pm
ASC maha heley musalsalda piya iyo gaf jacel fadlaan inigo raliya so sidaya web side. Ma dhames tinaa
wajuujis
at 12:29 pm
waan soo dhameytireynaa
Farma
at 6:33 pm
Wll musalsalka 4 xaasle mashaqeenaayo fadlan soo habeey gal daawo ayuu ku dhahaa mana shaqenaayo
Xamdi
at 12:19 pm
Malmahaan maxaa ku dhacay musalsalkiii
wajuujis
at 12:30 pm
How ayaa kasocotey laakiin hadda waad soo dhameytireynaa
Nuura
at 5:19 am
Thx
Xuseen
at 2:29 am
Musalsalada aad iyo aad ayaan ugu helo mahadsanidiin qeylo.net lkn sideen u daawadaa i fahamsiiya waa daawan la ahaye
ziman
at 12:31 am
musalsalka qalbi noo soo daya pls
Nimcooni
at 6:27 pm
Musalsalka qalbi no sodaay adinkoo mhdsn