Si aad ula socoto aflaamta cusub ee Qeylo, cidsigaagana aad ku so gudbiso fadlan ku soo biir channelkeena Telegramka @mysomali
Hadii uu videoga kuu shidmi waayo fadlan isku dey in aad bedesho qualitiga
3.92
1 Star2 Stars3 Stars4 Stars5 Stars (12 votes, average: 3.92 out of 5)
Loading...

Aas Aaska Nolosha

Genre:

Keywords:

Aas Aaska Nolosha Waa Musalsal Cusub Oo QeyloNET Media Ugu Talo Gashay Macaamiisheeda Ku Xeran, Waa Musalsal Aad U Macaan Qiso, Sheeko, Murugo Iyo Jaceyl Leh. Waxaad Ka Daawan Kartaa QeyloNET maalmaha Isniinta, Talaadada, Arbacada, Khmaiista iyo Jimcaha. Sido Kale Musalso Ku Xiiso Galiya Ka Daawo QeyloNET.

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

76 Comments

Maryan

at 1:46 am

Mahadsnd wll

Maryan

at 1:44 am

Wll 1ayn la,ahay

Laki mahamed

at 4:11 pm

Qeybta 1 halkee ka helaa

Nihaal.indho

at 8:20 pm

Aad ayaan u jecelahay filimkan

Caasha maxamed

at 4:06 pm

Maxad ka qabanaysaan wll maad noosoo galisaan
Please please 480 xalqadood weyaane

nawaal

at 12:13 pm

please waanu daalanay sidaan u suganee nosoo dhameestir 😭🙏

Bushra

at 6:15 pm

Hi

mariam

at 6:26 pm

ASC aad bad uu mahadsaan tihiin Asahab teyda ini tageerta waan uu shegii Mahadasaani Markale

mariam

at 6:37 pm

asc fadlaan noo so dhamestira musalsalda dhaan

Saciido Cadaay

at 8:41 am

Part 1 aaway wllyl hada kusoo biiray team’s qeylonet hala ii tixgaliyo codkeyga musalsalka guurkii guleystay soo daya

ilyes Abdirashiid farah

at 12:27 pm

Hhhhh

Xafsa mouse muhumet

at 10:20 pm

Jacylkii kirdan rbna

Xuriyo Ahmed

at 12:47 am

Woow wan kahely anu iyo aderka seisku dardradsanoyan

Hanna

at 11:59 am

Wll please musalsal ka Aasaska nolosha soo dhamaystira please walaal

Xabiiba

at 10:12 pm

Acs why have you stopped this series please i would like to watch these series

mariam

at 8:47 pm

Walalayal Musalsalada aad soo dhikteen soo habeya oo soo dhamees tiraa haashado badaan lama dawoon qaroo

Nasra Xurma

at 4:39 am

Musalsalkaan was 467 xalqadood ee waxbadan baa dhimane noo soo galiya pls

Mumtaaz Cumar

at 7:45 pm

Asc wll qaaali plz muslsalka Aas aaska nolosha inoo soo dhameystir????????????????????????????

fartuun.deeq

at 10:06 pm

Waan ka helay

Queen luuza

at 5:45 am

Asc wrx wbrk walaaalaha qalpiga waaa idin salaaamay Aas Aaska nolosha inoo Soo dhameestra wll waaa Codzi 1 ilaaaa 135 waaa fiiirsady lknze inta kle kum jiro wll hdii Aad friintyda aragto inoo soo daaaaaa????????????????????????????

Abdirahma

at 4:36 pm

Nosoo dhameestira musalsalkaan peles

Aisha Khaliif

at 11:45 am

Wll musalsalka hiigsi jaceyl noso gali xitaa qeybo badan ma ahan wa 82 qeybod oo kalia codsi walal

Aisha Khaliif

at 6:45 pm

Codsi wll noso dhameystira muzalzslkan

Nasteho

at 12:22 pm

Maxa qaldan ilaa iyo goorma sugeynaa mise maba soo deyn rabtiin inoo sheega waxaa Mahayana dad idinku xeran oo xiiseeyo filimaantiina
Noo soo sheega waqtiga aad soo galineysaan fadlan mahadsan.

Filsan

at 6:38 pm

qeylo net waxa idinka codsana musalka gef iyo ganacsi jcl ino sodaya plz wllyal

Nasteho

at 9:15 pm

Sidee u fiirsan karaa qeyta labaad thanks

ilhaaniita xassan

at 4:25 pm

Waaaa filima ficn wan ka helya wax rawa ina noo deysiis qabaha kale

Aisha Khaliif

at 11:58 am

Cadsi wll musalsalka damacii mayaa noo soo gali insha,allh

Ferdos ali

at 7:18 pm

Mahadsanid lkn ilaa 135 wan firsatey qebaha xika noka sodar

Ferdos ali

at 11:33 am

Waxaan kaa sugnaa dhorqebood inaad noka soo daysaan Aas aaska nolosha cadi mahan

Aisha Khaliif

at 7:36 pm

Plz wll filimka qeybihisa kale noso galiya

Hani abdi

at 5:28 pm

Asc asxby maxa kawadan flimkan wabahdisheen wax shaqenayo majiran ma qaldn

    wajuujis

    at 9:20 am

    Fadlan video player korkiisa aqri. Haddii ay wax kuu hagaagi waayaana faah faahin ka bixi sida uu kuugu shaqeyn waaye

      muna

      at 7:27 pm

      abwe ma i shid maayo meelan kabadalo qualitiga ma arko maxa samaye

        wajuujis

        at 8:40 am

        Qualitiga sidaan ayaa loo bedelaa.

        wajuujis

        at 7:59 am

        Khadkaada iska hubi ama noo sheeg qeybbtee ku dhibayso sababtoo ah dhamaan qeybaha wey shaqeynaayaan.

      muna

      at 9:31 am

      asc sxbta ma shegi kartin side lo badalo qualitaga thanks

        wajuujis

        at 8:41 am

        Qualitiga sidaan ayaa loo bedelaa.

          muna

          at 10:35 am

          thanks abwe qad fican waan haysta o waxa joga america lakin calamada laga badalayo o ad ku dhiftay ma arko ani filim kadhan an raba ina so bilawo qeybra 1 bis i shaqaysay

zamzam

at 9:34 pm

wll qeybta kuxigta goorma ayaa soo deeyneysaan?

Naima

at 11:31 am

Thanks lkn wall kani waa jaceylkeyga ayaan ka codsan laha iyo nolo jaceyl

Aisha Khaliif

at 9:41 am

Wll wxad dhahdy 160 soo galinaa 135 buu ku egyahy plz no soo dhamee

Queen ???? drama

at 3:21 pm

Thanks ???? so much

aragsan mohamed????????

at 7:43 am

Wall sideen ufiirsada aas aska nolosha mba iishaqenyo qebaha ima so baxayan

    wajuujis

    at 9:01 am

    weli lama soo deynine ee muxuu ku shaqeynaa! Dulqaad plz!

farxiya

at 6:44 am

Musalsalka aas aaska nolasha ima shaqeynayo

    wajuujis

    at 6:53 am

    weliba lama soo deynine muxuu ku shaqeynaa! Dulqaad plz!

hamdi queen

at 4:40 am

Noo sol galiya nolol jaceyl pleaaaaaz

Hani

at 8:57 pm

Asc asxbey sobaya blz flimkan qatar builayahy

nafisa

at 6:52 pm

Jacelkii kirada no soo daya wll

Aman

at 6:17 pm

Nolol jacayl nooso daa plz

Anab

at 2:43 am

I like this musalsal

Niciiiiiima Nasriiiiiii ????????????

at 2:02 am

Noo soo day plz

Asha ali

at 11:58 pm

Wll nolol jaceyl no so gali

Halima

at 9:53 pm

I need

Niciiiiiima Nasriiiiiii ????????????

at 7:51 pm

Nooo sooda plz

Ahmed

at 7:34 pm

Est-ce que je peux regarder cette séries

Caaisho

at 7:30 pm

Wll musalsalka adigaa garacay albabkeyga noso geli plz mhdsanid

mxa,ed

at 6:59 pm

mxa ku dhacay Aas Aaska Nolosha

Nare

at 6:16 pm

Goorma filmkan la so galiNya